Home Madaddaallada Ergo Maxay dadku sameyn jireen markii ugu horreysay ee diyaarad lagu arkay Soomaaliya

Maxay dadku sameyn jireen markii ugu horreysay ee diyaarad lagu arkay Soomaaliya

0
314

Soomaalidu oo ah bulsho hadalka wax ku gudbisa, wixii ku cusubna ku cabirta Suugaanta ayaa markii u horreysa ee ay Soomaaliya timid diyaarad ka tiriyay suugaanta. Xilligaas carruurta Iyo haweenka way ka baqan jireen diyaaradaaha oo guryaha ayaa la galin jiray. Taariikhda inta la xasuusto waxaa ugu horeysay Soomaaliya diyaarad timaada sanadkii 1920, taasi oo diyaarad ciidamada Ingiriisku leeyahay ay Duqeysay Ciidamadii Darawiishta.

Weriyah Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali, ayaa waxyaabaha ay dadku ka aaminsanaayeen iyo suugaanta laga tiriyay waqtigii u horreysa ee diyaarad la arko ka wareystay Abwaan Muuse Cali Faruur oo dhashey 1934.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here