Home WARBIXINNO MAQAL AH Wareysi: Mashaariic laga hirgeliyay tuulooyin Dhadhaab hoos yimaada

Wareysi: Mashaariic laga hirgeliyay tuulooyin Dhadhaab hoos yimaada

0
43

Hay’adda Islamic Relief ayaa Mashaariic isugu jira goobo waxbarasho, xarumo caafimaad iyo ceelal biyood ka samaysay tuulooyin hoos yimaada Dhadhaab oo dadkii deggannaa ay abaartu saamaysay

Cabdullahi Sheikh Maxamed oo ah madaxa Islamic Relief ee Dhadhaab ayaan la xiriirnay waxna ka wayddiinay mashaariicdan ay sameeyeen, weriyaha radio Ergo Maxamed Saciid Yemeni ayaa waraystay.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here