Hay’adda MSF oo sheegtay in nafaqa darrida haweenka qaxootiga Dhadhaab ku jira haysa ay korayso

0
109

Cabdilaahi Jimcaale Cadow oo ah madaxa wacyi gelinta dhinaca caafimaadka hay’adda takhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF u qaabilsan xeryaha Dhadhaab ayaa sheegay in baaritaanno ay sameeyeen ay ku ogaadeen in heerka nafaqada daridda iyo dhiig la’aanta haysata haweenka xilliga dhalmada ku jira ee da’doodu u dhaxayso 15 ilaa 40 jir ee xeryaha ku nool ay aad u hoosayso.

Waraysiga oo uu qaaday Axmed Nuur Yogol halkaan hoose ka dhegeyso.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here