Home WARBIXINNO MAQAL AH Shir looga hadlayay horumarinta beeraha oo lagu qabtay Muqdisho

Shir looga hadlayay horumarinta beeraha oo lagu qabtay Muqdisho

0
134

Shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta beeraha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka waxaa lagu soo bandhigay daraasado laga sameeyay dhibaatooyin haystay beeraleyda 28-kii sano ee la soo dhaafay, oo ay ugu horreyso dhanka xirfadaha, dib-u-dhaca ay ammaan-darridu ku keentay iyo waxyaabaha aasaasiga ah ee ay u baahnaayeen oo ay waayeen, oo ay ka mid yihiin kaabeyaasha horumarinta beeraha.

Dr. Xuseen Macow, oo ah madaxa hay’adda ururka aqoonyahannada beeraleyda Soomaaliyeed oo loo soo gaabiyo SATG, ayaa Maxamed Xasan oo Ergo ka tirsan uga warramay, dhibaatada xirfadeed ee xilligan haysata beeraleyda Soomaalida.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here