Ilaa 7 kun oo beeraley ah oo ku nool deegaannada maamulka Koonfur-galbeed, ayaa isu diyaarinaya inay dib ugu laabtaan dhul beereedyadoodii, si ay uga faa’iideystaan roobka Gu’ga ee dhowaan la filayo. Dadkan waxay markoodii hore ku soo barokaceen abaaro saameyn ku yeeshay wax soosaarkoodii beeraha. Qaarkood 4 sano waxba maysan tacban roob la’aanta darteed.
Sida uu warbixintaan ku eegayo weriyaha Ergo ee Baydhabo Muxyadiin Xusni.