Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya: Cudurka qaaxada qiyaastii waxaa qaba dad ka badan 62,000 oo qof

0
142
Kaydka Ergo

Waraysi ay Raadiyo Erog la yeelatay madaxa qaybta TB-da ee wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Abuukar Diini, ayuu ku sheegay in inta badan dadkan ay ku nool yihiin magaalooyinka. Arrintan ayaa imanaysa iyadoo adduunka looga dabaal degay maalinta caalamiga ah ee qaaxada.

Munsar Maxamed Cabdi oo ka tirsan Raadiyo Ergo ayaa Dr. Abuukar ku waraysta magaalada Muqdisho.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here