Home WARBIXINNO MAQAL AH Yeman: Kumannaan arday ah oo waxbarashadu ka joogsatay

Yeman: Kumannaan arday ah oo waxbarashadu ka joogsatay

0
76

2414 arday oo dhiganaysay dugsiyada hoose, dhexe iyo sare ayay waxbarashadu ka joogsatay kaddib markii ay shaqo joojin sameeyeen macalimiinta iskuullada xerada Alkharaz ee dalka Yeman.

Maxamed Saciid Yemani ayaa warbixintan soo jeedinaya

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here