Home WARBIXINNO MAQAL AH Roobab lagu diirsaday ayaa ka da’ay degmada Afmadow

Roobab lagu diirsaday ayaa ka da’ay degmada Afmadow

0
75

Guddoomiyaha degmada Afmadow Maxmed Dhaqane Cabdi ayaa radio Ergo u sheegay in dadka deegaanka ay ku diirsadeen roobabka, guddoomiyaha ayaa xusay in biyo dhaamin ay ka wadeen degaanka oo barakacayaal ku sugan yihiin roobabka ka hor.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here