Saddexkun oo carruur ah ayaa qabta shaqooyin kala duwan gudaha magaalada Hargeysa. Carruurtaas, waxay ka soo jeedaan qoysas danyar ah. Ma haystaan waxbarasho, laakiin qaar kamid ah ayaa gelinka dambe ama xilliyada habeenki ah xaadiro fasallo ay bishi iska bixiyaan.
Weriyaheenna Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali ayaa warbixintaan ku faahfaahinaya.