Home WARBIXINNO MAQAL AH Dadka ku nool deegaanka Galbarwaaqo ayaa markii ugu horreysay helay waxbarasho

Dadka ku nool deegaanka Galbarwaaqo ayaa markii ugu horreysay helay waxbarasho

0
126

Ilaa 80 arday ayaa muddo labo bil ku dhow xaadirayo ugsi waxbarasho bilaash ah bixinayo oo dhowaan laga hirgeliyay deegaanka Galbarwaaqo oo 86 km Koonfur-bar ka higa Gaalkcyo. 30 kamid ah ardaydaas waa dad ay da’dooda ka weyn tahay 20 sano, kuwaas oo aan weligood wax baran.

Fartuun Maxamed Kulan waxay ka mid tahay ardaydaas. Waa 28 jir, waana hooyada 4 carruur ah. Gelinka dambe ayay waxbarataa, oo waxay fariisataa fasalka koowaad, gabadha carruurteeda u weyn oo lix jir ah iyana gelinka hore ayay fasalka koowaad xaadidrtaa.

Fartuun waxaa taleefanka ku wareysatay Weris Maxamed, waxay marka hore waydiisey, ‘Weligaa waxbarasho maadi ah fursad ma u heshay?

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here