Dadka kaamka wadataal ee duleedka Gaalkacayo oo biyo la’aan ka cabanaya

0
213
Kaydka Ergo

Qoysaskan ayay qaarkood kaamka yimaadeen dhowrkii bilood ee ugu dambeeyey, kuwaas oo ku soo cayroobay abaaraha. Waxay ka cabanayaan inaanay haysan adeegyadii aas aasiga ahayd, sida biyaha iyo caafimaadka.

Hal Ceel oo ku yaallay duleedka xerada ayaan hadda shaqaynayn kaddib markii sida guddoomiyaha kaamku Ergo u sheegay hay’addii maamulaysay ay xirtay markii ay dadku iska bixin waayeen lacago dayn ah oo ay shirkadu horay ugu lahayd.

Waxaan arrintaas ka warasytay Maxamed Xaashi oo dadka kaamka ka mid ah

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here