Boqollaal caruur ah oo waxbarashoodii ku waayay abaaraha

0
128
Kaydka Ergo

In kabadan 1400 oo carruur ah ayaa waxbarasho la’aan noqday kaddib markii iskuuladii ay dhigan jireen ay uga tageen abaaro ka jiray deegaanno ka mid ah galbeedka Somaliland. Qoysaska carruurtan oo xoolo-dhaqato ahaa ayaa ku xoolo beelay abaar muddo halkaas ka jiray, taas oo ku khasabtay in ay markii dambe u barakacaan deegannada xeebta ah. Halkaas oo ay u miciin bideen si ay uga helaan gar-gaar.

Ilyaas Cabdi Cali ayaa warbixintan Hargaysa innooga soo diray

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here