Home Hibada iyo hal abbuurka Hargeysa: Wiil da’ yar oo sameeya suugaan jacbur ah

Hargeysa: Wiil da’ yar oo sameeya suugaan jacbur ah

0
109

Shuceyb Cabdiraxmaan Muxumed waa 17 sano jir ku nool magaalada Hargeysa, waa hal-abuur curiya suugaanta maansooyinka, Jacburka, riwaayada iyo Badalida heeso horay loo qaaday. Shuceyb waxaa uu fasalka saddexaad ee dugsi sare oo ku yaala Hargeysa, Baraha bulshada iyo deegaanada Somaliland ayuu caan kaga yahay Riwaayadaha iyo Jacburada.

Wariyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali, ayaa ka wareystay waxay ku qaadatay inuu bahda fanka ka mid noqdo iyo suugaantiisa Jacburka ah.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here