Home WARBIXINNO MAQAL AH Hargaysa: 4,500 oo carruur ah oo waxbarashada ka tagay

Hargaysa: 4,500 oo carruur ah oo waxbarashada ka tagay

0
171

carruurtan oo dhiganaysay dugsiyada hoose iyo dhexe ayay waxbarashadu ka joogsatay kaddib markii lacag laga dhigay iskuullada ay dhiganayeen oo horay lacag la’aan u ahaa. iyada oo waaliddiintooduna aanay awoowin bixinta lacagaha iskuulladu ay rabaan.

Weriyaha radio Ergo Ilyas Cabdi Cali ayaa warbixintaan Hargaysa kasoo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here