Isbitaalka qaaxada ee Burco ayaa sheegaya in dadka xoolaha ka dhamaadeen ee qaba cudurka ay dhibaato ku tahay inay dhakhso uga soo bogsadaan cudurkaan, tanoo ay ugu wacan tahay iyagoo aanhaysan cunno dheeli tiran oo caawisa daawada ay qaadanayaan. weriyaheena Burco Sidiiq Yuufu Khalaf ayaana warbixintaan inoo soo diray.