Barnaamijka gobaad

0
108

Barnaamijkeena gobaad wuxuu maanta ku saabsan yahay haweenka ku soo cayrtoobay abaararha ee ku jira xeryaha barakaca ee kuyaal degmada Dollow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in raashin geley iyo mesego ah oo gar gaar loo siiyey ay iibiyeen, si ay lacag u helaan, kadibna ganacsi ay ku guulaysteen ku bilaabay. Layla Cabdi Maxamed ayaa inoo haysa warbixintaan.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here