Safiirka Soomaaliya u fadhiya midowga Yurub oo sheegay in weli boqolaal dhalinyaro ah lagu haysto Liibiya

0
200

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Fiqi ayaa sheegay in inta u dhaxaysa 2 ilaa 3 kun dhalinyaro Soomaaliyeed ahi ku jiraan gacanta ma gefayaasha Liibiya. Kukwaasoo ku haysto goobo aan cid gaari kartaa jirin.

Safiirka oo u waramay weriyaha Ergo Maxamed Xasan ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan dhalinyaro weli xabsiyada ku jirta oo diiday in dib loogu celiyo Soomaaliya.

Waraysiga safiika halkaan ka dhegeyso.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here