Xoolo dhaqato kalluumeysato isu beddelay

0
148

Boqollaal xoolo-dhaqato ahaa oo ku ceyrtoobay abaaraha ka jira qeybo badan oo dalka kamid ah ayaa ka wareegay noloshii reer miyiga oo u wareegay dhinaca badda.

Waxay xoolo-dhaqatadan isu beddeleen kalluumeysato ka jilaabto xeebaha magaalada Berbera. Haddaba sida ay xirfaddan cusub u beddeshay xoolo-dhaqatadan iyo qoysaskooda waxaa warbixintan nooga soo diray weriyaha Radio Ergo ee Hargeysa, Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here