Kalluumaysatadii webiga Shabeelle oo shaqo la’aan noqday

0
401

Tan iyo markii webiga Shabeelle qalalay waxaa shaqo la’aani ku dhacday boqolaal qof oo ka jilaaban jiray webiga, iyadoo ay jiraan tuulooyin ku teedsan hareeraha webiga oo dadku ay ku tiirsanaayeen kalluunkaas, iyagoo qaarna cunayey, qaarna u iibgeysanayey magaalada Beledweyne.
Weriyaheena Beledweyne Jamaal Cali Yare ayaana warbixintaan inoo soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here