Boqolaal qof oo cusub ayaa soo gelaya xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyadoo aysan jirin wakhtigaan wax diwaan gelin ah oo ay samaynayso hay’adda qaxootiga ee UNHCR. Dadkaan ayaa ka imanaya dhulka ay abaaruhu halakeeyeen ee koonfurta Soomaaliya.
Weriyaheenna Axmed Nuur Yogol ayaana warbixintaan inoo soo diray