Baydhabo: Beeraleey iyo xoolo-dhaqato abaaraha ku ceyrootoobay oo ganacsato noqday

0
161

Dadkan ayaa noloshooda ku maareeya waxa ay ka helaan ganacsiyo yar-yar oo ay ka samaysteen kaamamka barakacayaasha ee ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo oo haatan hoy u ah. Weriyaha Radio Ergo Muxiidiin Xassan Maxamed ayaa Warbixintan Baydhabo kasoo diray

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here