Home WARBIXINNO MAQAL AH Wareysi: Xoolo dhaqato ku dhibaateysan bariga Hargeysa

Wareysi: Xoolo dhaqato ku dhibaateysan bariga Hargeysa

0
185

Ilaa 300 oo qoys oo ku nool deegaanka Cadaadley oo dhinaca bari ilaa 90km ka xiga magaalada Hargeysa ayaa lagu soo warramayaa in ay wajahayaan xaalad nolol xumo. Dadkaas ayaa kamid ah xoolo dhaqatadii ku ceyrtoobay abaaraha dalka ku dhuftay.

Mid kamid ah dadkaas oo lagu magacaabo Maxamuud Cabdi Muuse oo la soo xiriiray Raadiyo Ergo ayaa sheegay in dhibaatooyinka heysta ay ugu horreysa kuwa dhinaca biyaha kaddib markii ay gureen ilihii biyaha ee deegaankooda.

Maxamed Xaashi ayaa ka wareystay dhibaatada ay qabaan.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here