Haweenka la nool isku-furanka oo dhibaato ay ka haysato takoorid bulshada dhexedeeda ah

0
203

Caadiyan xanuunka isku-furanku waa mid ku dhaca hooyada umulaysa, haddii ay wayso qof khibrad u leh umulinta ama haddii ay ku umusho meel ka fog xarumaha caafimaadka. Dhibaatadaas waxay ku yeelataa saameyn xagga caafimaadka, maskax ahaan iyo in haweeneyda ay hadal reebato ama iska ilaaliso dadka ay la nooshahay argagax awgiis.

Haddaba 42 haween gaaraya oo ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka kenya ayaa la nool isku-furanka. Warbixin ku saabsan caqadaha ka haysta takooridda iyo faquuqa ay kala kulmaan bulshada waxaa warbixintaan ka soo diyaariyay weriyaha Ergo Axmed Cabdullaahi Jaamac.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here