Waraysi ku saabsan shirka arrimaha baniaadanimo ee London maanta ka dhacay

0
381

Magaalada London waxaa maanta ka dhacay shir ku saabsan sidii loo qaabayn lahaa gargaarka la siiyo Soomaaliya, shirkaan oo ay ka soo qayb galeen hay’addaha gargaarka, deeq bixiyayaasha, wadamada Soomaaliya daneeya iyo dawladda Soomaaliya. Waxaana looga hadlayey sidii xoogga loo saari lahaa dar dar gelinta gargaarka wakhtigaan la siinayo dadka abaaruhu tabaaleeyeen.

Haddaba waxaan ka waraysanay muhimadda shirkaan iyo waxa  uu ka bedeli karo gargaarka Sayid Cali Cabdi oo ah madaxa bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya ee hay’adda gudiga qaxootiga dalka Norway (NRC).

 

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here