Muqdisho: Qiimo koror ku yimd qudaarta oo saameeyay dadka danta yar

0
293

Sare u kacan ku yimid qudaarta ayaa yimid kadib markii webiga shabeelle uu ka qallalay gobolada Shabeelaha hoose iyo Shabeellaha dhexe oo ay ku tiirsanaayeen beeraleeyda qudaarta u iib keeni jiray magaalada Muqdisho. Munasar Maxamed Cabdi ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here