Mudug: Cisbitaal si bilaash ah dadka u siiya adeegyo caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka bandiiradley

0
180

 

In ka badan kun qof ayaa ka faa’iidaystay adeegyo caafimaad oo uu bixiyo cisbitaalka oo dhowaan laga hirgeliyay deegaanka bandiiradley oo ka tirsan gobolka Mudug

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here