Home Hibada iyo hal abbuurka Abwaan suugaan ka sameeyay abaar xoolihi ka dhameysay

Abwaan suugaan ka sameeyay abaar xoolihi ka dhameysay

0
267

Cilmi Jaamac Xasan, waa 65 jir ku nool tuulada ilka-cadeys, ee dhulka saraarta loo yaqaano ee gobolka Togdheer, waxayna magaalada Burco u jirtaa 70 km. Cilmi waa xoolo-dhaqato ay saameysay abaarta, Suugaan ayuuna ka sameeyay. Weriyaha Ergo ee Burco Sidiiq Yuusuf Khalaf, ayaa inoo haya sheekada abwaanka oo uu wareystay.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here