Wareysi: Biyo la’aanta oo saameysay dadkii ku ceyrtoobay abaaraha

0
169

Abaaraha iyo biyo la’aanta gobollo badan oo Soomaaliya ka taagan ayaa saameynta ugu badan waxay ku yeelatay dadka xoolo-dhaqatada ah oo ku ceyrtoobay, xoolahoodiina ay abaaruhu ku le’deen.

Nolosha dadka reer miyiga ayaa ku tiirsaneyd xoolaha. Deegaanno ka tirsan gobolka Bari ee Puntland waxaa laga soo sheegayaa in biyo la’aantu ay saameysay dadka abaaraha ku ceyrtoobay.

Caaqil Zakaria Salaad Maxamuud wuxuu kamid yahay odayaasha dhaqanka tuulada Meygaag oo 100KM dhanka bariga kaga began degmada Qardho. Radio Ergo ayuu la soo xiriiray, wuxuuna sheegay in ceelashii biyaha laga cabi jiray ay gabaabsi yihiin, nolosha dadka deegaanka ku noolna ay adag tahay.

Maxamed Xaashi ayaa ka wareystay xaaladda deegaanka iyo nolosha dadka.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here