Biyo la’aan ka taagan waqooyiga Buuhoodle

0
287

Dad ka badan 1000 qoys oo ku nool tuulooyin saddex ah oo waqooyiga ka xiga Buuhoodle ayaa ay haysataa biyo la’aan, kadib markii ay istaagtay bishaan bilowgeedii biyo dhaamin loo samayn jiray, oo ay samayn jireen hay’addo kuwa gudaha ka hawl galla iyo qurbo joog.

Tuulooyinka Sool Sool-joogto, Maygaagle iyo Gocondhaale hoostaga degmada Buuhoodle una jira 50 KM ilaa 30 KM ayaa biyaha waxay horay uga heli jireen ceelal laaso ah oo roobka ku xiran, iyadoo deegaankaasina ahaa baar 3 sano ee la soo dhaafay.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here