Caabudwaaq: Haween ku xoolo beelay abaaraha oo ku shaqaysta dallaal-nimada

0
192

Horay waxaa suuqyada xooloaha lagu iibiyo ee Soomaaliya dadka xoolaha u kala iibin jiray ragga, haddase waxaa shaqadaas qabanaya dumar ku xoolo beelay abaaraha si nolol maalmeedkooda ay uga helaan, kuwaas oo aan haysan shaqooyin kale oo ay qabtaa.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here