Somaliland oo sheegtay in suuq ay burburisay 7 cisho ka hor ay ka dhisayso hangarro ganacsi

0
254

Qoysas dan yar ah oo ku ganacsanayay suuqa Gobanimo ee magaalada Hargeysa ayaa laga burburiyay, kaddib markii ay dowladdu sheegtay inay halkaas ka dhiseyso Hangarro waaweyn oo dadku ay ku ganacsan karaa.

Dad ku dhow Kun qoys ayaa nolol maalmeedkooda ka soo saaran jiray ganacsiyo yaryar oo ay ku lahaayeen suuqa. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Weriyaha Ergo ee magaalada Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here