In kabadan boqol qoys oo ku noolaa Dhadhaab oo shalay dib ugu laabtay Soomaaliya

0
185

Sanad wax ku dhow Soomaaliya laguma celinin qaxooti laga qaaday xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, kaddib markii hadakd la galiyay bishii Afaraad ee sanadkii la soo dhaafay. Shalay oo Talaado ahayd waxaa Dhadhaab laga qaaday in kabadan 300 oo qof, oo si iskood ah dib ugu laabanaya dalka Soomaaliya. Warbixin arrintan faahfaahinaysa waxaa inoo haya weriyaha Ergo ee qaxootiga Dhadhaab Axmed nuu Yogol.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here