Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay in sahay gargaar suuqyada lagu iibiyo

0
235

Wasaaradda caafimaadka ee Somaaliya ayaa amar ku siisay laamaha amaanka inay daba gal ku sameeyaan sahay loogu tala galay in lagu gargaaro dadka tabaalaysan oo suuqyada lagu iibinayo. Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Cabdilaahi Xaashi oo Ergo u waramaya ayaana sheegay in talaabadaan ay uga gol leeyihiin inay ku xakameeyaan musuqa raashinka gargaarka.
Halkaan ka dhegeyso waraysiga

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here