Home WARBIXINNO MAQAL AH Tahriibyaal Soomaali ah oo dib ugu laabtay Muqdisho

Tahriibyaal Soomaali ah oo dib ugu laabtay Muqdisho

0
90

Dadkan oo ah 11 qof oo isug jira rag iyo dumar,  ayaa laga dejiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho. Waxay warbaahinta u sheegeen in mudadadii afduubka loogu haystay Liibiya loo gaystay tacaddiyo dhowr ah oo ay ka mid tahay jir dil iyo addoonsi.

Wariyaha Ergo ee Muqdisho Munasar Maxamed ayaa la kulmay Cabdikariim Maxamed Oomaar oo dhalinyaradaas ka mid ah. Waraysiga uu la yeeshay lifaaqa hoose ka dhegayso.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here