Home Madaddaallada Ergo Dhegeyso; Qaadlihii fannaanka noqday

Dhegeyso; Qaadlihii fannaanka noqday

0
249

Xasan Jaamac Qodax (Gacan) waa fanaan ku nool magaalada Hargeysa, isagoo qaadka ka ganacsado ayuu fankana dhinac kaga jiray. Sanadkii 1985-kii ayuu Xasan Gacan ka mid noqday fanaaniinta riwaayadaha jila sidoo kalena masraxyada ka heesa.

Wariyaha Ergo ee Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali, ayaa ka wareystay wixi ay ku qaadatay inuu fanaan noqdo.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here