Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose 54 carruur ah ayaa loo seexiyey isbitaalka magaalada xanuun cudurka jadeecada ah. Qaar badan oo kamid ah carruurtan waxay ka soo jeedaan qoysaska gudaha dalka ku barakacay. Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Kismaayo ka soo diray weriyaheena Axmed Abdi Mohamed (Toronto)