Cudurka daacuunka ayaa ka jira ismaamulka Garisa iyo kan ay deriska yihiin ee Tanariva, isbitaalka magalada ayaana ilaa hadda 8 qof ay cudurka ugu geeryoodeen tan iyo bishii Janaayo.
Dr. Maxamed Guure Faarax oo ah madaxa caafimaadka ee Gaarisa ayaana Ergo uga waramay cudurka iyo meelaha uu ka jiro.