Boqolaal qoys oo ka soo barakacay degmada Tiyeeglow

0
260

Degmada Tiyeeglow oo Baydhabo ka xigta waqooyi 270km ayaa waxaa dadkii deganaa ay danta ku khasabtay inay u soo barakacaan meelo ay isleeyihiin waxaad ka helaysaan gurmad cunno. Iyadoo 2 todobaad gudahood ay yimaadeen Baydhabo dad ka badan kun qoys.

Dadka qaar ayaa soo lugaynaya, waxaana warbixintaan inoo soo diray weriyaha Ergo ee Baydhabo Muxiyadiin Xusni.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here