Boqollaal qoys oo barakac ahaa oo dhul laga siiyay Xaarxaarka

0
101

In kabadan 350 qoys ayaa degay dhul degmeysiin ah oo ku yaalla deegaanka Xaarxaarka ee duleedka Gaalkacyo. Dhulkaan wuxuu ahaan doonaa mid iyagu ay leeyihiin. Waxayna dadkaan ahaayeen dadkii ku soo ceyroobay abaaraha. Barakac ayay ku ahaayeen deegaanka wixii ka horreeyay bartamihii bishii hore, laakiin hadda waa dad deegaanka ka tirsan. Weriyaha Ergo ee Gaalkacyo Jibriil Cismaan Cilmi oo tagay halkaas ayaa warbixintaan noo soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here