Home WARBIXINNO MAQAL AH Togdheer: Jadeeco ka jirta deegaannada dhulka miyiga

Togdheer: Jadeeco ka jirta deegaannada dhulka miyiga

0
26

Cudurka jadeecada ayaa lagu soo warramayaa in uu ka jira deegaanka Yadagta oo  120KM  dhinaca waqooyi ka xiga magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. Ilaa 51 qof ayaa cudurkan u jiifa guryaha, waxaana socda dadaal lagu daweynaya. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo uu soo diray wariyaheena Hargeysa Ilyaas Cabdi Cali.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here