Aabbe Soomaaliyeed oo 55-jir ah ayaa wax ka barta mid kamid ah dugsiyada sare ee ku yaalla xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee waqooyi-bari Kenya. Cabdiweli Maxamed Daleel waxay wax wada-bartaan qaar kamid ah carruurtiisa. Sheekadaas waxaa noo haya Maxamed Yamani.