Tallaalka ka hortagga daacuunka oo laga billaabay Afmadow

0
120

Tallaalka la hortagga cudurka daacuunka ayaa markii ugu horreysay laga billaabay degmada Afmadow iyo deegaanno hoostaga. Waxaa qorshuhu yahay in tallaalka la gaarsiiyo dad ka badan 104 kun oo qof. Tallaalkan ayaa ah dhibco dadka laga siinaayo afka,waxaana la tallaalayaa dadka ka weyn hal sano jir.

Agaasimaha wasaradda caafimaadka Jubaland u qaabilsa Afmadow, Xasan Mursal ayaa tallaalka uga warramaya weriyaha Ergo ee Kismaayo Axmed Cabdi Toronto.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here