Waraysi ku saabsan guddigii qaxootiga xaqiiqo raadinta u tegey Baydhabo

0
82

Bishii Janaayo ee ina dhaaftay bartamaheedii waxaa hay’adda qaxootiga qaramada Midobay ee UNHCR ay Baydhabo iyo Muqdisho u qaaday qaar ka mid ah qaxootiga, si ay uga keenaan warbixin ku aadan xaaladda ay ku sugan yihiin dadkii ka noqday xerayaha sanadihii tegey, si ay u keenaan xog ay helaan dadka xeryaha ku jira oo ay ku go’aan qaadan karaan inay ku noqdaan guryahoodii.

Xaaji Mursal Maxamed Cabdile waa gudoomiyihii guddigii Baydhabo tegey, Maxamed Xasan oo Ergo ka tirsan ayuuna uga waramay waxay ku soo arkeen.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here