Hay’adda qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in sanadkii 2017 32 kun qaxooti ka badan ay dib ugu noqdeen Soomaaliya. Waxase la sheegayaa in qoysaskaas ay qaar dib ugu soo noqdeen xeryihii ay ka tageen ee Dhadhaab. Weriyaheenna Axmed Nuur Yagol ayaana warbixintaan soo socota inoo soo diray.