Home WARBIXINNO MAQAL AH Carruurta da’da waxbasho dhaafay ee barakaca iyo danyarta oo helay fursado waxbarasho...

Carruurta da’da waxbasho dhaafay ee barakaca iyo danyarta oo helay fursado waxbarasho oo bilaash ah

0
268

Caadi ahaan ardayga marka uu 15 jir yahay Soomaaliya waxaa la rabaa inuu billaabo dugsiga sare, laakiin fursaddaas, ma aysan helin carruurta dadka danyarta ah iyo kuwa miyiga ku nool. Carruurta ay qoysaskooda ku soo barakaceen abaarta, ee hadda billaabay waxbarashada aasaasiga ah, qaarkood way dhaafeen da’di ay ahayd in la geeyo dugsiyada hoose.

Haddaba warbixin arrintaas ku eegeyno waxaa Boosaaso inooga soo diray Cabdiraxmaan Cabdi Maxamed.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here