Cudurka jadeecada oo 15 carruur ah ugu geeriyootay meelo ka mid ah Bay iyo Bakool

0
305

Muxiyadiin Aadan Ibraahim oo ah madaxa talaalka ee wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa Ergo u sheegay in cudurku  meelaha ugu daran ee uu ka jiro wakhtigaan ay tahay degmooyinka Waajid iyo Berdaale.

9 carruur ah ayaa ugu dhimatay cudurka Waajid, halka Berdaalana ay ugu dhinteen 6 carruur ah, labadii todobaad ee la soo dhaafay.

warbixintaan oo dhamays tiran oo uu soo diray weriyaha Ergo ee Baydhabo Muxiyadiin Xusni, ka dhegeyso hoos.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here