Home WARBIXINNO MAQAL AH Gurceel: Arileeyda oo geel ku badalanaya arigooda

Gurceel: Arileeyda oo geel ku badalanaya arigooda

0
58

Xoolo dhaqatada ariga ee ku nool miyiga magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa labadi sano ee la soo dhaafay waday inay ariga ku bedashaan Geela oo ay sheegeen in uu ka adkeysi badan ariga xilliga abaarta. Halkan ka dhegeyso warbixinta oo uu si idiray Cabdirisaaq Xirsi.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here