Oday 85 jir ah oo qoyskiisii lagu dilay duqaymo ka dhacay Tooratoorow

0
109

Oday 85 jir ah oo ku waayey 5 carruur ah iyo hooyadood, duqaymo bil ka hor ka dhacay Tooratoorow oo Shabeellaha Hoose ka mid ah ayaa ka mid ah boqolaal qoys oo todobaadyadaan soo gaaray xeryaha lagu barakacay ee ku yaal duleedka Muqdisho.

Wariyaheenna Maxamed Deeq ayaana warbixintaan inoo soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here