Cudurka jadeecada oo 6 carruur ah ku dilay Boocame oo gobolka Sool ah

0
71

Degaanka Boocame oo ka tirsan gobolka Sool ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay waxaa ka dilaacay cudurka jadeecada. Ilaa hadda siday takhaatiirta sheegayaan 6 carruur ah ayaa u dhimatay.
Deegaankaan ayaa ah meelo xoolo dhaqato gobollo kala duwan ka timid isugu soo hayaantay, tasoo ay u sababaynayaan in cudurkaani su fudud xoolo dhaqatada ugu fido.

Wariyaheena Khadar Cawl ayaana warbixintaan inoo soo diray.

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here