Xarunta lagu daaweeyo cudurada dhimirka ee Baydhabo oo la keenay dad miyiga la keenayo

0
48
Sawir/kaydka/Ergo

Xarunta lagu daaweeyo cudurada dhimirka ee ku taal magaalada Baydhabo ayaa takhaatiirta ka hawl gelayaa sheegayaan in sanadkaan ay soo gaareen 130 qof, tanoo ah tiradii ugu badnayd ee ay qaabilaan tan iyo intii la furay sanadkii 2010.
Takhaatiirta ayaa sheegaya in abaaraha jiray sanadkaan ay ku kordhiyeen culaysyada dhinaca miskaxda ee haysta xoolo dhaqatada,iyadoo dad badan laga keenay miyiga wakhtigaan.

warbixintaan oo uu soo diray weriyaha Ergo ee Baydhabo Muxadiyiin Xusin ka dhegeyso lifaaqa kore.

 

 

Post your comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here